Runtii, waxa afkeena shiiqiyay kuwo shisheeye, waxaana Lumay milgihii iyo qaayahii murtida Soomaalidu lahayd. Heer ay Hal-ku-dhegyadeenii gabaabsi Kuba noqdeen addeegsigii bulshada oo iyagu joogteeyay kuwo qalaad. Dhamaana waxaa la hilmaamay ku-halqabsiga weedhihii caan baxay iyo ideyl murtidii duugga ahayd ee dadkeena, taasoo maalinba maalinka xigana ay ereyo qalaad ku soo afka-Soomaaliga oo uu sii fasaqmaayo biirayaan.
Anaguna, arrimahaa biirsaday awgood waxa aanu daneynay olduğunu oo uu Isku deygani ka yimid nooleynta mahadhooyinkii suugaameed ee Soomaalida qaarkood si loogu halqabsan karo. Sidaa darteed, Kala shaandheyn kadib waxaanu dhiganahan kooban ku uruurinay waaxo ka orta ah suugaantaasi.
Hubaal, murtida suugaan-yahanka Soomaalidu yolu badan TAHAY, mana ku soo koobmi karto Hal dhigane iyo laba Toona, se waxaan rajaynaynaa içinde ay qormadan koobani si wanaagsan ugu addeegi doonto dadkeena, siyaabaha looga faa'iidaysan karo qormadana waxaa ka orta ah:
- içinde sheekooyinka guud iyo kuwa gaarka ah ee qaar Kur'an iyo kuwo hadal ku-gudbaba leh lagu DHex addeegsan karo.
- dhextaal iyo halqabsi ay hadalka ku qurxistaan u ahaadaan khudbeeyayaasha Kala gedisan, goor kasta.
- Gelen lagu kaftamo oo dadku ku sheekaysan karo, IWM ...
“Murtidan qaarkood waxa aanu ka soo, ah mareego dhowr xiganay oo iyagu keydiya suugaanta, abbaal weynna aanu u hayno dedaalkooda ...”